"Heesta Astaanta Qaranka Soomaaliyeed"

"Heesta Astaanta Qaranka Soomaaliyeed"

Hassan Kheyre

soomaaliyeey Toosoo
Toosoo isku tiirsada ee
Hadba kiina taagdaranee
Taageera waligiinee
Idinkaysu tookhaayoo
Idinkaysu taamaayee
Aadamuhu tacliin barayoo
Waddankiisa taamyeeloo
Sharcigaa isku kiin tolayoo
Luuqadaa tuwaax…

Related tracks

See all