Dayax Gacmeed - Omar Dhuule

Dayax Gacmeed - Omar Dhuule

Fawzi

Dadka Lama Sinide
Daruur Hoortey Sideydaay
Dayax Gacmeedey
Soo Deg Aan Ku Daawadee
Hoy Waad I Deeqdee
Soo Dagoo I Daadahee

Waabad Deeqdee Soo Dagoo
Na Daadahee

Waxad Damacdey Baa
Ileen Laga Danbeynine
Haw Daymo La'aan

Recent comments

  • Arimao

    Arimao

    · 8y

    Omar Dhuule is forever my favorite

Avatar

Related tracks

See all